WIRE โ€” Garoowe (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa maxaabiista ka tirsan ciidamadii PSF ee ku xiran Xabsiga Dhexe ee Garoowe, gaarsiiyay agab kala duwan oo loogu talagalay nolol-maalmeedka maxaabiista. Saraakiisha Asluubta Xabsiga Garoowe, ayaa sheegay in maxaabiista loo qeybiyay dhar, joodariyaal iyo agabka nadaafadda, kuwaas oo qeyb ka ah adeegyada aasaasiga ah ee loo baahan yahay inta... The post Puntland oo dhar iyo agab u qeybisay maxaabiista PSF ee xabsiga Garoowe appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.