WIRE โ Garoowe (Raxanreeb Online) Sida wararka sheegayaan waxaa weli goaankoodii federaalka ka tanaasulin ciidanka Danab ee hoggaamiyo Jeneral Jimcaale Jaamac Takar, kuwaas oo saldhigoodu yahay magaalada caasimadda ah ee Garoowe. Guddi ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal, ayaa ku jira arrinta ciidankan, kuwaas oo dowladda Puntland ka sugayso xalka kama dambays ah. Guddigan waxay hore u... The post Maxaa ka jira in Jeneral Jimcaale oo isku dhiibay Puntland? appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.