WIRE โ Adhicadeeye โ Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Eng. Maxamed Diiriye Faarax (Shariif), ayaa maanta si wadajir ah uga daahfuray Degmada Adhicadeeye wajiga koowaad ee gurmad loogu talagalay dadka ay saameeyeen xaaladaha abaareed. Gurmadkan ayaa loogu talagalay in
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.