WIRE โ€” Waxaa jira arrimo siyaasadeed oo aan lagu fahmi Karin dhacdooyinka maanta oo keliya. Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya waa mid ka mid ah. Jiilba jiilka ka dambeeya, Itoobiya waxay ilaalisaa aragti ku salaysan danaheeda qaran iyo istraatiijiga Geeska Afrika. Hoggaamiyeyaashu way is beddelaan, laakiin danaha qaran ee muddada dheer la hiigsanayo si fudud uma beddelmaan.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.