WIRE โ€” Nairobi โ€“ Xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya ayaa lagu soo dhaweeyay Sarreeye Gaas Joel Muriungi M'Arimi, Taliyaha Akadeemiyadda Militariga Kenya (KMA), ahna musharrax shahaadada PhD ka ah Jaamacadda Masinde Muliro ee Sayniska iyo Teknolojiyadda (MMUST), iyo Cabdihakim Xasan, Agaasimaha Guud ee shirkadda diyaaradaha I-Fly Air, kuwaas oo booqasho shaqo ku yimid xarunta safaaradda.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.