WIRE โ€” Nairobi Maxkamad ku taalla Kenya ayaa xubin ka tirsan Al-Shabaab ku xukuntay 115 sano oo xabsi ah, kaddib markii lagu helay toddobo dambi oo la xiriira argagixisanimo. Ninka lagu magacaabo Ibrahim Hussein Hassan ayaa lagu helay inuu xubin ka yahay Al-Shabaab, isla markaana uu ururiyay xog iyo agab la xiriira falal argagixiso. Maxkamadda

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.