WIRE โ Hargeysa ( Raxanreeb Online) Taliska Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay qarax xalay ka dhacay magaalada Hargeysa, kaasi oo geystay. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliska Somaliland ayaa lagu sheegay in qaraxaasi uu sababay dhaawaca afar qof oo labo ka mid ah yihiin shacab, halka labada kalana yihiin askar, kuwaas oo hadda lagula tacaalayo isbitaalka guud... The post Somaliland oo ka hadashay qaraxii ka dhacay magaalada Hargeysa appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.