WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Muwaadin u dhashay dalka Yemen, isla markaana lagu magacaabi jiray Fikri Xasan Al-Misbahi, ayaa ku geeriyooday gudaha masaajid ku yaalla Soomaaliya, kaddib markii la sheegay in dhowr jeer lagu dhuftay toorey xilli uu ku jiray gudashada salaadda Jimcaha. Ehelada marxuumka ayaa sheegay in Fikri uu dhaawacyo culus soo gaaray, balse uu... The post Muwaadin Yemen ah oo lagu dilay Masjid ku yaalla gudaha Soomaaliya appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.