WIRE โ€” MUQDISHO Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay sagaal xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo lagu eedeeyay inay qorsheynayeen falal amni-darro ah oo laga fuliyo magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku xeeran. War-saxaafadeed ay soo saartay NISA ayaa lagu sheegay in xubnahan si dhuumaaleysi ah ugu sugnaayeen degmooyinka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.