WIRE โ€” Manisa โ€“ Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid), iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga, General Metin Tokel, ayaa magaalada Manisa tababar heersare ah ugu soo xiray Guutada 21-aad, Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Dhulka Soomaaliyeed. Munaasabadda ayaa loo tilmaamay mid taariikhi ah, maadaama ay tahay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.