WIRE โ Hargeysa โ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay bilowday hannaanka heshiiska naqshadeynta iyo daraasadda mashruuc weyn oo kaabayaal dhaqaale ah oo laga hirgelinayo magaalada Hargeysa, kaas oo ay ku jirto dhismaha waddo dhererkeedu gaarayo ku dhowaad 45 kiiloomitir.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.