WIRE โ Kambala Baarlamaanka Uganda ayaa Khamiistii ansixiyay mooshin u oggolaanaya dowladda Uganda inay ciidamo u dirto Gaza, si ay uga qayb qaataan Ciidanka Xasilinta Caalamiga ah (ISF). Wasiirka Difaaca iyo Arrimaha Halyeeyada Uganda, Kiryowa Kiwanuka, ayaa baarlamaanka horgeeyay mooshinka, kaas oo lagu oggolaanayo in ciidamada Uganda (UPDF) loo diro Gaza, kadib casuumaad ka timid dowladda
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.