WIRE โ ISLAMABAD Taliyaha Ciidamada Pakistan, General Asim Munir, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, kaas oo looga hadlay xoojinta iskaashiga difaaca iyo amniga ee labada dal. Wasiir Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta Taliska Guud ee Ciidamada Pakistan ee magaalada Rawalpindi, iyadoo kulamada diiradda lagu saaray xaaladda
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.