WIRE โ MUQDISHO, Soomaaliya โ Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Itoobiya, Kenya iyo Uganda, kuwaas oo ka qeyb galay Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca dalalka ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) oo lagu qabtay Muqdisho. Kulanka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.