WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis iyo isbadal ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya, oo loogu gon-lee yahay si dardargaliyo hawlihii socday. Raiisul wasaare Xamsa oo ku saleeyay qodobada 119-aad, farqada (D) ee DastuurkaKMG ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaana xilalka cusub loo... The post RW Xamsa oo isku badal ku sameeyey Agaasimeyaasha guud ee qaar kamid ah Wasaaradaha dowladda appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.