WIRE โ€” Islamabad ( Raxanreeb Online) Ilo wareedyo wargal ah ayaa inoo sheegay in heshiiska iskaashi ee difaac oo shalay wasiirka gaashaandhiga Soomaliya Axmed Macalin Fiqi uu Magaalada Islamabad kula saxiixday dhigiisa dalka bakistan ay muujinayaan in heshiiska ay ku jirto in Soomaliya ay bakistaan ka iibsato 24 diyaaradood oo ah nuuca dagaalka ee JF-17 Block III... The post Soomaaliya oo 24 diyaaradood oo dagaal ah ka iibsaneyso Pakistan iyo XOG appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.