WIRE โ Muqdisho โ Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boorriyay wasiirrada iyo mas'uuliyiinta sare ee dowladda inay ku safraan baasaboorka Soomaaliga, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta sharafta iyo sumcadda baasaboorka qaranka. Hadalkan ayaa yimid xilli toddobaadyadii u dambeeyay ay soo baxayeen warar ku saabsan in dowladda Kenya ay
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.