WIRE โ€” Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa sheegay in Ciidanka Difaaca Puntland ay si rasmi ah ula wareegeen taliskii iyo xaruntii ay deggenaayeen ciidamadii hore ee PSF, kuwaas oo maamulka ku eedeeyay inay si sharci-darro ah isu ekeeysiiyeen ciidamada amniga. Puntland waxay sheegtay in xaruntaasi hadda si buuxda ugu jirto gacanta dowladda, islamarkaana la xaqiijiyay amnigeeda iyo

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.