WIRE โ€” Pakistan Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, ayaa maanta booqday xarunta Shirkadda Global Industrial Defence Solutions (GIDS) iyo Jaamacadda Difaaca Qaranka Pakistan. Xarunta GIDS, Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa ku soo dhaweeyay Madaxa Fulinta shirkadda,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.