WIRE โ Muqdisho โ Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo xiray Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca ee dalalka ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM). Shirka ayaa diiradda lagu saaray qorshaha la wareegidda mas'uuliyadda amniga dalka, qorshaha bixitaanka ciidamada AUSSOM, dib u xoreynta deegaannada
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.