WIRE โ Boosaaso ( Raxanreeb Online) Puntland ayaa saakay la wareegtay xerada ciidanka PSF ee magaalada Boosaaso, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Booliska Puntland. Xeradan oo uu heystay sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Cismaan Diyaano, ayaa la sheegay inuu ogolaaday in uu ciidanka Booliska Puntland ku wareejiyo. Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay... The post Puntland oo la wareegtay xeradii ciidamada PSF ee Boosaaso appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.