WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka, halkaas oo uu uga bilaabanayo kulamo lagu xoojinayo wada-shaqeynta u dhaxeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, Saaxibada Beesha Caalamka iyo Dowladda Koonfur Galbeed. Hoggaamiyaha iyo wafdigiisa ayaa... The post Maxey tahay qorshaha uu hoggaamiye Aadan Madoobe u tagay Muqdisho ? appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.