WIRE โ€” Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxda maamul goboleedka Jubbaland, ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ciidamada ammaanka Puntland iyo ciidanka PSF, ku dhexmaray xero ku taalla waqooyi magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland, ayaa lagu cambaareeyayย  dagaalka iyada oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud lagu eedeeyey inuu colaado ka hurinayo deegaannada Puntland gaar ahaan... The post Jubbaland oo si kulul uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.