WIRE โ Muqdisho โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti, General Sakaria Sheekh Ibrahim, iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayay. Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa Muqdisho u yimid ka qeybgalka Shirka Taliyeyaasha Ciidamada ee dalalka ka qeybta ah Hawlgalka Taageerada
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.