WIRE โ€” Kismaayo โ€“ Dowladda Jubaland ayaa si adag u cambaareysay dagaallada iyo xiisadda ka taagan magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay hurinayso colaad ka taagan deegaannada Puntland, gaar ahaan gobolka Mudug. Warsaxaafadeed ay soo saartay Jubaland ayaa lagu sheegay inay tahay arrin laga xumaado in xilli Ciidanka Xoogga Dalka ay weli dagaal

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.