WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa dowladda Itoobiya uga tacsiyaysay dadkii ku dhintay daadadkii ka dhashay Roobab mahiigaan ah oo ku dhuftay gobolka Amxaarada. Roobabka mahiigaanka ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur lixaad leh oo deegaanka soo gaaray. Sidoo kale bayaanka kasoo baxay Jamhuuriyadda... The post Soomaaliya oo Itoobiya uga tacsiyaysay dad ku dhintay musiibo ka dhacday gobolka Amxaarada appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.