WIRE โ Gaalkacyo โ Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay qaadayso tallaabooyin lagu soo afjarayo dagaalka iyo xiisadda ka taagan magaalada Gaalkacyo, iyadoo ciidamada ammaanka ay ka fuliyeen hawlgal amni oo ka dhan ah kooxo hubeysan oo ay ku eedeysay inay khatar ku yihiin amniga iyo xasilloonida. Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.