WIRE โ Muqdisho โ Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Dowladda, shacabka iyo hoggaanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, kaddib masiibadii ka dhalatay roobab mahiigaan ah oo ku dhuftay gobolka Amxaarada, kuwaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay garab taagan tahay Itoobiya xilligan adag, iyadoo tacsi u dirtay
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.