WIRE โ€” Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland, ayaa la wareegay xerada ay ku sugnaayeen ciidamada PSF (Puntland Security Force) ee magaalada Gaalkacyo, kaddib dagaal saakay ka dhacay magaalada. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay gudaha u galeen xerada, kaddib dagaal culus oo ka dhacay xerada, kaasi oo laisku adeegsaday hubka noocyadiisa kala... The post Ciidamada Puntland oo dagaal kula wareegay xerada PSF ee Gaalkacyo appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.