WIRE โ€” Cammaan Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali Dhaay, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ah ee Pakistan, Senator Mohammad Ishaq Dar. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah iyo arrimaha ay labada dal wadaagaan. Inta uu kulanka socday ayaa labada hoggaamiye waxa... The post Soomaaliya iyo Pakistan oo yeeshay shir lagu xoojinayay xiriirka labada dal appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.