WIRE โ Muqdisho โ Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Jamhuuriyadda Indonesia u fadhiya Jamhuuriyadda Kenya ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Dowladda Soomaaliya, Mudane Witjaksono Adji waxa ayna ka wada hadleen Iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaalia iyo Indonesia.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.