WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helay weerar maanta ciidamo ka tirsan yihiin Boolis Milatari iyo Haramcad, oo weerar ku qaaday guri uu degganaa sarkaal sare oo lagu magacaabo Jeneraal Dhagacaleen, kaa oo yaalla degmada Xamar Jabab ee gobolka Banaadir. Ciidanka ayaa la sheegay in gudaha u galay guriga Jeneraalka, waxaana la... The post Muqdisho: Ciidamo katirsan dowladda oo weerar ku qaaday guriga uu degganaa sarkaal katirsan ciidana Xoogga appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.