WIRE โ Muqdisho โ Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan mashruuc gargaar bani'aadannimo ah oo ay Dowladda Shiinaha ku taageereyso Soomaaliya. Mashruucan oo qiimihiisu dhan yahay 15 milyan oo Yuan-ka Shiinaha ah ayaa loogu talagalay
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.