WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed, kaasi oo lagu lafagurayo muhiimadda ay badaha Soomaaliya u leeyihiin koboca dhaqaalaha, amniga, ilaalinta deegaanka iyo horumarinta kheyraadka buluugga ah. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa furitaanka ku adkeeyay in badaha Soomaaliyeed ay yihiin hanti qaran... The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirweynaha 1-aad Badaha Soomaaliyeed appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.