WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani'aadannimada iyo Madaxa OCHA ee Soomaaliya. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray qiimeynta halka ay marayaan dadaallada gurmadka abaaraha, u diyaar-garowga fatahaadaha la saadaalinayo inay dalka ka... The post Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha hayadda Sodma iyo ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha guud ee QM ? appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.