WIRE โ€” Laascaanood โ€“ Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa boqolaal shacab ah iyo hoggaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari kala qeybgalay munaasabadda lagu xusay sanad-guuradii koowaad ee aas-aaska maamulkaasi, taas oo lagu qabtay fagaare ku yaalla magaalada Laascaanood. Ra'iisul Wasaaraha ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyay ku bogaadiyay horumarka uu maamulka Waqooyi Bari

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.