WIRE โ Khartoum โ Dhowr qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gantaallo ay ku dhaceen xeryaha qaxootiga ee ku yaalla xadka u dhexeeya Suudaan iyo Itoobiya, xilli ay halkaasi ka socdeen dagaallo culus oo u dhexeeyay ciidamada dowladda Itoobiya iyo dagaalyahanno ka tirsan gobolka Tigray. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Suudaan ayaa
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.