WIRE โ€” Shabeellaha Hoose โ€“ Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin ku xeeran deegaanka Basro ee u dhexeeya gobollada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa lagu beegsaday goobo iyo fariisimo ay kooxda Al-Shabaab u adeegsan jirtay gabaad iyo isku abaabul, iyadoo ciidamada ay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.