WIRE โ Muqdisho โ Magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Militari ee dalalka ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo gogol-xaar u ah Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca. Shirka ayaa diiradda lagu saaray diyaarinta qorshe hawleed wadajir ah oo lagu hirgelinayo go'aannadii ka soo baxay Shir
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.