WIRE โ€” MUQDISHO Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, mustaqbalka Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyo xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal. Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.