WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa sheegay inuu ka tanaasulay baasaboorkii Kenya, isaga oo tilmaamay in dedaalkaas uu yahay mid lagu xoojinayo hufnaanta iyo daaf-furnaanta laga filayo masuuliyiinta xilalka ka haya dowladda Soomaaliya. Jibriil oo la hadlay warbaahinta dowladda, ayaa sheegay in goaankiisa uu uga tanaasulay... The post RW ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya oo sheegay inuu ka tanaasulay Baasaboorka Kenya appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.