WIRE โ€” Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madax-banaan ee Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada goleyaasha deegaanka iyo Wakiilada ee dowlad goboleedka Galmudug oo dhacday 1-dii bishan Luulyo. Guddoomiyaha ayaa sheegay in doorashada ay ku tartameen 16 Urur siyasadeed, isla markaana codadka la dhiibtay ay gaarayan 197,971 cod, halka codadka ansaxay ay... The post Galmudug: Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay natiijada doorashada Goleyaasha deegaanka appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.