WIRE โ€” Siyaasadda Soomaaliya waxay mar kale gashay marxalad xasaasi ah, iyadoo la hadal hayo dadaallo la xiriira doorashada hoggaanka Baarlamaanka Federaalka. Wararka siyaasadeed iyo doodaha ka dhex aloosan madasha siyaasadda waxay muujinayaan in Madaxwynaha waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud uu taageero u muujinayo Wasiir Cabdulqaadir Jaamac si uu u noqodo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.