WIRE โ€” Boosaaso (Raxanreeb Online) Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, waxaa maanta kulan ku yeeshay madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni iyo Dowladda Mareykanka, gaar ahaan hawlgalka AFRICOM oo uu hogaaminayey Taliyaha hawlgalka gaarka ah ee AFRICOM Major Gen Claude Tudor. Kulanka waxaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ku wehelinayay xubno Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo La-taliyaal... The post Puntland iyo Mareykanka oo heshiis amni oo cusub ku kala saxiixday Boosaaso appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.