WIRE โ Boosaaso โ Dowladda Puntland iyo Dowladda Mareykanka ayaa maanta magaalada Boosaaso ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta labada dhinac, iyadoo diiradda la saarayo la dagaallanka argagixisada iyo sugidda amniga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed. Madaxweynaha Dowladda Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyeen wasiirro, saraakiil ciidan iyo la-taliyeyaal, ayaa kulan la
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.