WIRE โ€” Laascaanood (Raxanreeb Online) Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka Waqooyi Bari. Raiisul wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay hoggaamiyaha Waqooyi Bari Cabdulqaadir Firdhiye iyo masuuliyiin kale. Ujeedka uu Ra'iisul Wasaare Xamsa u tagay Laascaanood, dabaaldegga sanad-guuraddii koowaad... The post Raiisul Wasaare Xamsa oo si weyn loogu soo dhoweeyay Laascaanood appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.