WIRE โ Muqdisho โ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga (Letters of Credence) ee Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Alim, oo ah Danjire Aan Caadi Ahayn iyo Wakiil Awood Buuxda Leh. Intii
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.