WIRE โ Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Dowladda Itoobiya ayaa mar kale xaqiijisay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyadoo adkeysay muhiimadda ay leedahay iskaashiga gobolka si loo xoojiyo nabadda, amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya, ayaa lagu sheegay in Addis Ababa... The post Itoobiya oo cadeeysay inay sii wadi-doonto taageerada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.