WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saxiixay sharciga ansixinta heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), kaddib markii uu meel mariyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Tallaabadan ayaa u gogol-xaaraysa in Soomaaliya si rasmi ah uga mid noqoto suuqa ganacsi ee ugu weyn Afrika. Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa sheegtay

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.