WIRE โ€” Hargeysa โ€“ Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika (SOCAFRICA), Major General Claude K. Tudor Jr., iyo wafdi uu hoggaaminayay. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga iyo danaha istaraatiijiga ah ee ay wadaagaan Somaliland iyo Mareykanka, gaar ahaan sugidda

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.